Somali Waqtiga Ciyaarta / Somali Family Playtime

Sáb Sep 19 2026
11:15 AM - 12:00 PM

Ka soo gayb gal waqti ciyaar oo farxad leh oo ka dhacaya maktabadaa. Buugaag, alaab-ciyaareed, muusig, iyo meel ku filan oo caruurta ku ciyaari karaan isla markaana wax ku baran karaan.

Waqtiyada sheekoyinka Laybareriga degmada Multnomah County waxaa taagera hadiyado la siiyay mu'asasada maktabada.

Join other families in a fun playtime at the library with books, toys, music and all the room your baby needs to play through play.

Todos son bienvenidos. Para acomodaciones por discapacidad, llame al 503.988.5123 o escriba a help@multcolib.org 2 a 3 días antes del programa.