Somali Henna & Eritrean Coffee Ceremony Day

周六 9月 14
2:00 PM - 4:00 PM

Join our annual celebration of the Horn of Africa. Children and youth can experience traditional Somali henna with local artist Ayni Amir. Taste and appreciate traditional Eritrean coffee with Edom Daniel.  All are welcome to learn about these beautiful aspects of northeast African culture. Enjoy culture, artistry, and gathering together with our wonderful community in Capitol Hill. First come, first served only!

Ku biir dabbaaldegga sannadlaha ah ee Geeska Afrika. Carruurta iyo dhallinyaradu waxay la kulmi karaan xinna-dhaqameedka Soomaalida ee fannaanka deegaanka Cayni Caamir. Dhadhamiya oo qadari qaxwaha dhaqanka Eritrea ee Edom Daniel. Dhammaan waa lagu soo dhaweynayaa inay wax ka bartaan dhinacyadan quruxda badan ee dhaqanka waqooyi-bari Afrika. Ku raaxayso dhaqanka, farshaxanka, iyo isu imaatinka bulshadeena cajiibka ah ee Capitol Hill. Agabku waa xadidan yahay!

photograph of a smiling little girl between two smiling women holding traditional coffee-supplies materials

欢迎所有人士参加 ,  残障人士如需特别安排以便参与, 请於活动前2-3天, 致电503.988.5123或发送电子邮件至help@multcolib.org.