Ablikayshanka amaahashada Chromebook-ga iyo Hotspotka

Xogta su’aal kastaa waa inay ahaato mid ku saabsan qofka doonaya inuu isticmaalo Chromebook ama hotspot.

Waxa aad jawaab ka heli doontaa maktabada 72 saacadood gudahood.

Haddii aad qabto su’aalo, fadlan la xidhiidh kooxda maktabada ee Equitable Education Grant Community Engagement adoo kala xidhiihdaya: bcla-community-engagement-team@multcolib.org.

Dooro mid ama labadaba
Fadlan caddee luuqadda
Fadlan nala wadaag lambarka taleefankaaga
Fadlan nala wadaag lambarka taleefankaaga aanu farriimaha kuugu soo dirayno